An Ka Hadalno Waxbarashadada

Waxan ka cawinayna dorashada korsada iyo talabada ad ku bilabayso.

Qof Soomaali ah oo telefoon ku hadlaya

Nala soxiriir

Su’aal ma qabtaa? Nala soo xiriir si aad u ogaato koorsooyinka, jadwalka iyo isdiiwaangelinta.

+252611328959

Fariintaada ku sheeg magacaaga, koorsada aad rabto iyo waqtiga kuu habboon.

Su’alaha Inta Badan La Isweydiyo

Nagula soo xiriir WhatsApp oo noo sheeg koorsada aad rabto. Waxaad sidoo kale ka samaysan kartaa akoon bogga Isdiiwaangeli.

Nala soo xiriir si aan kuugu sheegno kharashka iyo jadwalka koorsada aad dooratay.

Waxbarashadu waa online. Faahfaahinta habka casharrada waxaa laguugu sheegayaa marka aad nala xiriirto.