Ku Soo Dhowow Tartibacademy
TartibAcademy waa madal waxbarasho online ah oo diiradda saarta Qur’aanka, hingaadda Carabiga, axkaamta tajwiidka, kutubta iyo Web Design.
Hadafkeennu waa in waxbarashadu kuu soo dhowaato, meel kasta oo aad joogto. Waxaan dhiirrigelinaynaa barasho tartiib ah, faham iyo ku celcelin joogto ah.