WAXBARASHO ONLINE AH

Baro Dini iyo Madi.
Kobci Aqoontaada.

Baro Qur’aanka, hingaadda Carabiga, tajwiidka, kutubta iyo naqshadaynta website-yada, adigoo gurigaaga jooga.

Macallin, Qur’aan, Hingada, kutubta Tajwiidka iyo laptop muujinaya coding iyo website la dhisayo.

Casharadu Wa Live

Waxbarasho ku dhisan isdhexgal iyo ku celcelin.

Jadwal Dabacsan

Nala qorshee waqti ku habboon nolol maalmeedkaaga.

Hagid Gaar ah

Kala hadal macallinka heerkaaga iyo waxa aad rabto inaad barato.

Korsoyinkena

Doro waxa ad rabto inad barato. Nala soxirir si ad u ogato jadwalka.

Koorso isku-dhafan: Qur’aan, Hingad iyo Web Design, $75 bishii.

Qur’aan, Hingad iyo Web Design

Hal koorso oo isku darsanaysa akhriska Qur’aanka, Hingadda Carabiga iyo dhisidda website-yada WordPress iyo Elementor.

$75 / bishii

Axkaamu Tajwiid: barashada xeerarka akhriska Qur’aanka, $15 bishii.

Axkamu Al Tajwiid

Faham xeerarka tajwiidka si aad Qur’aanka si sax ah ugu akhrido.

$15 / bishii

Labada kitaab ee Safiinatu Salaah iyo Arbacuun Nawawi.

Kitabo

Kobci fahamkaaga kutubta iyo culuumta aasaasiga ah ee Islaamka.

$25 / bishii

Koorsada Web Design: WordPress iyo Elementor — $275

Web Design

Baro sida loo dhiso website qurux badan oo ku shaqeeya mobile, laptop iyo desktop adigoo adeegsanaya WordPress iyo Elementor.

$275 / Hal mar

Sawir AI ah: student

Aqon Jil Kasta

TartibAcademy waxay kuu fududaynaysaa barashada Qur’aanka iyo culuumta Islaamka. Waxbarashadu waxay isku darsanaysaa aqoonta diinta iyo xirfadaha digital-ka.

Hagayaal waxtar leh: Qur’aan online Af-Soomaali iyo sida loo barto Qur’aanka online.

Sida Waxbarashadu u Bilaabato

Dooro Koorsada

Ka eeg koorsooyinkeenna waxa aad jeceshahay inaad barato.

Nala soxiriir

Nagala hadal heerkaaga iyo waqtiga kugu habboon.

Bilow Waxbarashada

Marka jadwalka la isla oggolaado, bilow casharradaada.

Bilow Safarkaaga Waxbarasho

Waxaan kaa caawinaynaa inaad doorato koorsada kugu habboon.

Nagala soxiriir

Su’aal ma qabtaa? Nala soo xiriir si aad u ogaato koorsooyinka, jadwalka iyo isdiiwaangelinta.

+252611328959

Fariintaada ku sheeg magacaaga, koorsada aad rabto iyo waqtiga kuu habboon.