PORTFOLIO · TARTIBACADEMY

Website ku habboon fikraddaada.

Ka dhex dooro sagaal naqshadood oo loogu talagalay ganacsi, waxbarasho iyo adeegyo. Waxaan naqshadda la jaanqaadin karnaa magacaaga, midabadaada iyo baahidaada.

Naqshado tusaale ah · WordPress & Elementor · Mobile, tablet iyo desktop

Naqshadaha websites-ka

Kuwani waa tusaalooyin naqshadeed aan diyaarinay. Taabo sawir kasta si aad u weyneyso oo aad faahfaahintiisa u aragto.

E-commerce · Template design

Sahan Store

Naqshad dukaan online ah: alaab, qaybo, qiimayaal iyo dambiisha wax iibsiga.

E-learning · Template design

Ilays Academy

Naqshad waxbarasho: koorsooyin, macallimiin iyo qayb isdiiwaangelin.

Business · Template design

Hormar Consulting

Naqshad shirkadeed: adeegyo, xogta shirkadda iyo xiriirka macaamiisha.

Blog · Template design

Sahan Journal

Naqshad blog: maqaallo, qaybo mowduucyo iyo qayb wargeys email ah.

Hospital · Template design

Nafis Hospital

Naqshad isbitaal: adeegyo caafimaad, dhakhaatiir iyo qayb ballan-qabsasho.

Restaurant · Template design

Dhadhaan Restaurant

Naqshad maqaayad: menu cuntooyin, sawirro iyo qayb miis-qabsasho.

IT · Template design

Hilaac IT

Naqshad IT: taageero farsamo, shabakado, cloud iyo amniga xogta.

Digital Marketing · Template design

Kobac Digital

Naqshad suuq-geyn: SEO, social media, branding iyo bandhig adeegyo.

Supermarket · Template design

Barwaaqo Market

Naqshad supermarket: raashin, qaybaha alaabta, dalabyo iyo gaarsiin.

Sideen u wada shaqaynaa?

01 · Fikraddaada

Noo sheeg nooca website-ka iyo waxa aad rabto inuu qabto.

02 · Naqshadda

Waxaan isla dooranaynaa muuqaalka, midabada iyo bogagga.

03 · Dhisid & hubin

Waxaan dhisnaa bogagga oo hubinnaa muuqaalkooda shaashadaha kala duwan.

Baro sida loo dhiso website-yadan

Ku biir koorsada Web Design oo baro WordPress iyo Elementor si aad u dhisto website kuu gaar ah.