Home
About
Courses
Waalidiin
Portfolio
Contact
Barashada Qur’aanka oo bilaash ah, looguna talagalay waalidiinta carruurtoodu TartibAcademy dhigtaan.
Adiga oo ilmahaaga waxbarashada ku taageeraya, adiguna baro akhriska Qur’aanka oo hagaaji akhriskaaga.
Baro akhriska Qur’aanka, makhrajka iyo ku celcelinta aayadaha.
Akhris iyo ku celcelin • Bilow ilaa horumarin
Bilaash: waxaa ka faa’iidaysan kara waalidiinta carruurtoodu TartibAcademy dhigtaan. Nala xiriir si aad u ogaato jadwalka iyo habka ku biirista.
Nagala soo xiriir +252611328959 si aad ugu biirto koorsada Qur’aanka ee bilaashka ah, looguna talagalay waalidiinta carruurtoodu TartibAcademy dhigtaan.