Home
About
Courses
Waalidiin
Portfolio
Contact
Waxan ka cawinayna dorashada korsada iyo talabada ad ku bilabayso.
Su’aal ma qabtaa? Nala soo xiriir si aad u ogaato koorsooyinka, jadwalka iyo isdiiwaangelinta.
Fariintaada ku sheeg magacaaga, koorsada aad rabto iyo waqtiga kuu habboon.
Nagula soo xiriir WhatsApp oo noo sheeg koorsada aad rabto. Waxaad sidoo kale ka samaysan kartaa akoon bogga Isdiiwaangeli.
Nala soo xiriir si aan kuugu sheegno kharashka iyo jadwalka koorsada aad dooratay.
Waxbarashadu waa online. Faahfaahinta habka casharrada waxaa laguugu sheegayaa marka aad nala xiriirto.