Koorsooyinkeenna

Dooro koorsada kugu habboon: Qur’aan, Hingad iyo Web Design oo isku jira, Axkaamu Tajwiid, Kitabo, ama Web Design oo gaar ah oo qiimihiisu yahay $275.

Koorso isku-dhafan: Qur’aan, Hingad iyo Web Design, $75 bishii.

Qur’aan, Hingad iyo Web Design

Hal koorso oo isku darsanaysa akhriska Qur’aanka, Hingadda Carabiga iyo dhisidda website-yada WordPress iyo Elementor.

Qur’aan: akhris iyo ku celcelin
Hingad: xarfaha iyo xarakooyinka
Web Design: WordPress iyo Elementor

$75 / bishii oo daboolaya saddexda maaddo. Nala xiriir si aan kuula xaqiijinno jadwalka iyo bilowga.

Axkaamu Tajwiid: barashada xeerarka akhriska Qur’aanka, $15 bishii.

Axkamu tajwiid

Faham xeerarka tajwiidka si aad Qur’aanka si sax ah ugu akhrido.

Makhraj • Madd • Xeerarka akhriska

$15 / bishii. Nala xiriir si aan kuula xaqiijinno jadwalka iyo bilowga koorsada.

Labada kitaab ee Safiinatu Salaah iyo Arbacuun Nawawi.

Kitabo

Kobci fahamkaaga kutubta iyo culuumta aasaasiga ah ee Islaamka.

Kutub • Faham • Ku dhaqanka aqoonta

$25 / bishii. Nala xiriir si aan kuula xaqiijinno jadwalka iyo bilowga koorsada.

Koorsada Web Design: WordPress iyo Elementor — $275

Web Design

Baro sida loo dhiso website qurux badan oo ku shaqeeya mobile, laptop iyo desktop adigoo adeegsanaya WordPress iyo Elementor.

WordPress: dhisidda iyo maamulka website-ka
Elementor: naqshadaynta bogagga
Responsive Design: muuqaal ku habboon shaashad kasta

$275 / Hal mar

Nala xiriir si aad u hesho faahfaahinta koorsada iyo jadwalka.

Bilow Safarkaaga Waxbarasho

Waxaan kaa caawinaynaa inaad doorato koorsada kugu habboon.